Siyaasadda qarsoonida

Siyaasadahan khaaska ah waxaa diyaariyey Gamuun Dhijitaal, waxaadna ka helaysaa bogogga “Siyasadda Qarsoonida” ee www.gamuun.com si ay o go’aamiso mas’uuliyadeeda ku saabsan sirta iyo amniga shakhsiyadeed.

Ciwaanada IP-ga, waxaa loo adeegsan doonaa xallinta mushkilada server-yada iyo in lagu maamulo mareegaha.

Waxaan u adeegsanaa macluumaadka xiriirka aan ka helno foomka iibka, foomka xiriirka iyo foomka xubinnimada macaamiilka, macluumaadka magaca domain-ka, xaaladaha degdegga ah iyo gaarsiinta faturoyinka. Isticmaalayaashayada waxaa laga yaabaa in nidaamkayaga laga tirtiro xogtooda marka ay codsadaan. Macluumaadka u gaarka ah qofka waxaa loo adeegsan doonaa in lagu xaqiijiyo aqoonsiga qofka marka ay sistem-ka soo galayaa ama xaalada loo baahdo. Macluumaadka Shakhsiyeedka ah lalama wadaagi doono cid kale u jeedo kasta oo aan ahayn waajibaadyada sharciga ah.

Lalama wadaagi doono macluumaadka isgaarsiinta sida “Lambarka, Adresska, iimaylka” qof kale ama shirkad kale.

Nidaamyadeena lagu ma kaydin doono wax la xiriira “credit card”.

Amaan;

Nidaamkayagu wuxuu leeyahay tallaabooyin ay hirgelisay shirkadeena si looga hor tago luminta macluumaadka, isticmaalka macluumaadka aan la ogolayn, iyo bedellida macluumaadka aan lo ogolayn. Tallaabooyinkaas amni ayaa kala ah;

1- Credit card-ka aad rabtaan inaad isticmaashaan, anaga gacanta kuma hayno toos ayuu bank-ga ugu tagayaa. 2- Marna lama kaydin doono credit card-kiina. Credit card-ka aad adeegsan doontaan anaga xitaa ma arki karno. Kaliya idinka iyo bank-geena ayuu idin dhaxeen doonaa. Markasta aad khidmad bixin doonto idinka iyo bank-geena dhexdiisa ayuu sir ka yahay.

Mashruuc miyaa haysaa?

10 sano oo waayo-aragnimo ah iyo asxaab khibrad u leh shaqadooda, waxay si aad ah u sugeyaan inay ku siiyaan xalalka ugu fiican uguna habboon baahiyahaaga!

Nala soo xiriir

Inshallah mar dhow waa kugu soo warcilineyna

Fadlan ku qor magacaada.
Fadlan ku qor email-ka .
Fadlan ku qor email sax ah.
Fadlan ku qor mobil-ka .
Fadlan ku qor mobile oo sax ah.
Fadlan ku qor fariintada.

Powered by Web3Forms