Naqshadaynta Website
Gamuun Dhijitaal ahaan waxaa kuu samaynaynaa website adiga kuu gaar ah shirkadaadana uga tarjumaya sida ugu haboon.
Kooxdayada khubarada ah marwalba idinka ayay idiin adeegayaan gudaha dunida dhijitaalka! Waxaan ku faraxsanahay inaan si sharaf leh u sii wadno waayo-aragnimada sannadahayada shirkad Soomaaliyeed ahaan.
Gamuun Dhijitaal ahaan waxaa kuu samaynaynaa website adiga kuu gaar ah shirkadaadana uga tarjumaya sida ugu haboon.
Sidoo kale si la mid ah website-kaaga waxaa diyarinaynaa Logo xirfadaysan oo ku haboon rabitaankaaga. Naqshadaad u baahan tahay naga codso..
Shaqada SEO waxay ka bilaabataa naqshadaynta mareegaha waxayna sii socotaa inta lagu jiro mudada goobtaadu Shaqaynayso..
Waa qalab awood leh oo u oggolaanaya ganacsiyada inay u soo gudbiyaan sheekadooda, badeecadahooda ama adeegyadooda si cajiib ah oo xusuus leh..
Shaqada maaraynta baraha bushada, waa shaqo idinka saacidaysa in barahiina bulshada noqdo mid ay wada gaara dhagaystayaasha aad wax usoo gudbisid..
Xayaysiinta Google-ku, Waa xal wax ku ool ah si loo kordhiyo muuqaalka summadaada gudaha adduunka dhijitaalka ah iyo si loo gaaro macaamiisha mustaqbalka..
20 sano oo waayo-aragnimo ah iyo asxaab khibrad u leh shaqadooda, waxay si aad ah u sugeyaan inay ku siiyaan xalalka ugu fiican uguna habboon baahiyahaaga!
Inshallah mar dhow waa kugu soo warcilineyna