Filim Xayaysiin

Waa qalab awood leh oo u oggolaanaya ganacsiyada inay u soo gudbiyaan sheekadooda, badeecadahooda ama adeegyadooda si cajiib ah oo xusuus leh.

Filimada xayaysiinta waa hab wax ku ool ah oo macaamiisha ugu soo bandhigi karto uguna suuq-gayn karto alaabtaada ama adeegaaga .Si loo sameeyo filim xayeysiis ah oo wanaagsan, waxaa loo baahan yahay qalab tayo leh iyo koox wax soo saar xirfad leh. Sidaas darteed, hadaad u baahan tahay samaynta filim xayaysiin oo dareen ku reeba macaamishaada, Gamuun Dhijital ahaan waxan ku faraxsanahay inaa adeegaas idiin qabano.

Mashruuc miyaa haysaa?

10 sano oo waayo-aragnimo ah iyo asxaab khibrad u leh shaqadooda, waxay si aad ah u sugeyaan inay ku siiyaan xalalka ugu fiican uguna habboon baahiyahaaga!

Nala soo xiriir

Inshallah mar dhow waa kugu soo warcilineyna

Fadlan ku qor magacaada.
Fadlan ku qor email-ka .
Fadlan ku qor email sax ah.
Fadlan ku qor mobil-ka .
Fadlan ku qor mobile oo sax ah.
Fadlan ku qor fariintada.

Powered by Web3Forms