Naqshadaynta Logo

Sidoo kale si la mid ah website-kaaga waxaa diyarinaynaa Logo xirfadaysan oo ku haboon rabitaankaaga. Naqshadaad u baahan tahay naga codso.

Logo-ga shirkaddaadu waa astaan muhiim ah oo ka tarjumaysa sumcadda iyo aqoonsiga ganacsigaaga. Gamuun Dhijital waxa ay si xirfad leh u naqshadaysaa logo gaar ah oo la jaanqaadaya baahidaada iyo aragtida shirkaddaada. Waxaan si dhow ula shaqaynaa macaamiisha si aan u fahamno rabitaankooda, una abuurno naqshad casri ah oo soo jiidasho leh.

Adeeggeena naqshadaynta logo-ga waxa uu diiradda saarayaa in la helo astaan fudud, xasuus mudan, isla markaana si sahlan loo aqoonsan karo. Waxaan isticmaalnaa midabyo iyo qaabab u dhigma sumaddaada si loo gaaro natiijo muuqata oo waarta.

Haddii aad rabto in shirkaddaadu hesho logo cusub ama aad casriyeyso midkii hore, nala soo xiriir si aad u hesho adeeg tayo sare leh oo xirfad leh.

Mashruuc miyaa haysaa?

20 sano oo waayo-aragnimo ah iyo asxaab khibrad u leh shaqadooda, waxay si aad ah u sugeyaan inay ku siiyaan xalalka ugu fiican uguna habboon baahiyahaaga!

Nala soo xiriir

Inshallah mar dhow waa kugu soo warcilineyna

Fadlan ku qor magacaada.
Fadlan ku qor email-ka .
Fadlan ku qor email sax ah.
Fadlan ku qor mobil-ka .
Fadlan ku qor mobile oo sax ah.
Fadlan ku qor fariintada.

Powered by Web3Forms