Xalalka Xirfadlayaasha Dhijital ah

Haddaanu nahay Gamuun Dhijitaal, in ka badan 10 sano waxaanu bixinay adeegyo xirfadle qayb kasta oo ka mid ah qaybaha IT-ga, anagoo isla markaas bixinayna adeegyo ka tarjumaya qanacsanaanta macaamiisha.

Hero Image

Adeegyadeena Xirfadaysan

Xayaysiinta Google

Xayaysiinta Google-ku, Waa xal wax ku ool ah si loo kordhiyo muuqaalka summadaada gudaha adduunka dhijitaalka ah iyo si loo gaaro macaamiisha mustaqbalka.

Naqshadaynta kaarka shaqada

Xayaysiinta Google-ku, Waa xal wax ku ool ah si loo kordhiyo muuqaalka summadaada gudaha adduunka dhijitaalka ah iyo si loo gaaro macaamiisha mustaqbalka.

Maaraynta Baraha Bulshada

Shaqada maaraynta baraha bushada, waa shaqo idinka saacidaysa in barahiina bulshada noqdo mid ay wada gaara dhagaystayaasha aad wax usoo gudbisid.

Filim Xayaysiin

Waa qalab awood leh oo u oggolaanaya ganacsiyada inay u soo gudbiyaan sheekadooda, badeecadahooda ama adeegyadooda si cajiib ah oo xusuus leh.

Samaynta İimayl ganacsi

Wakaalada Gamuun ahaan, Waxaan kaa caawineynaa inaad ganacsigaga u abuurto kaabayaal isgaarsiineed oo xirfad leh adigo adeegsanaya adeegga iimaylka ee shirkadda.

Naqshadaynta Website

Waxaan u diyaarinaynaa mareegahaga si xirfadaysan.

SABAB GAMUUN DHIJITAAL?

Tayada

Gamuun dhijital waxay tayo siisaa markasta oo ay taabato shaqaalaheeda, macaamiisheeda iyo dhammaan daneeyayaasha. Qiimaha ugu muhiimsan ee Gamuun dhijital waa dadka; xaquuqda dadka, la-hawlgalayaasha ganacsiga, iyo macaamiisha ay u adeegto. Tayada adeegyada Gamuun dhijital waxay maraysaa heerka ugu wanaagsan qaybteeda. Gamuun dhijital waxa ay ka tarjumaysaa heerkeeda tayada goob kasta oo ay u adeegto.

Hero Image

Wada Shaqeyn

Kalsooni

Su’aalaha badanaa lana weydiiyo (SBW)

....
....
.....